Gudoonka Baarlamaanka oo shaaciyay cida iska leh Go’aan ka gaarista Maqaamka Muqdisho

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw soo saaray Qoraal lagu cadeenayo cida iska leh go’aan ka gaarista Maqaamka Muqdisho, kadib khilaaf siyaasadeed oo arintaasi ka dhashay. Qoraalka kasoo baxay Gudoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu cadeeyay in go’aan ka gaarista Maqaamka Muqdisho ay tahay awood u gaar ah Baarlamaanka Federaalka,waxa ayna gudoonka ku baaqeen in laga … Continue reading Gudoonka Baarlamaanka oo shaaciyay cida iska leh Go’aan ka gaarista Maqaamka Muqdisho